
لَا تَدْخُلُونَ الْجَنَّةَ حَتَّى تُؤْمِنُوا، وَلَا تُؤْمِنُوا حَتَّى تَحَابُّوا، أَوَلَا أَدُلُّكُمْ عَلَى شَيْءٍ إِذَا فَعَلْتُمُوهُ تَحَابَبْتُمْ؟ أَفْشُوا السَّلَامَ بَيْنَكُمْ..
Micnaha: "Jannada galimaysaan ilaa aad rumaysaan, mana rumaynaysaan ilaa aad is jeclaataan. Ma idin tusiyaa arrin haddii aad samaysaan aad is jeclaanaysaan? Salaanta dhexdiina ku faafiya."
Xadiiskan wuxuu ina barayaa muhiimadda ay leedahay salaantu iyo sida ay u xoojiso jacaylka iyo midnimada muslimiinta
﴿إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّـذِينَ آَمَنُـوا صَلُّـوا عـَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّد..🤎