Ahlu jannah (xadiis)


 Saddex Tilmaamood Cidda laga helaa waa Ehlu Janno ayuu ina Yidhi Rasuulku ﷺ:


1-Nin Madax ah oo isku Darsaday Cadaalad,Deeqsinimo iyo Taladoo lawaafajiyo 


2-Qof Naxariis badan Una Qalbi Jilicsan Qofkastoo Qaraabadiisa ah iyo Muslimiinta oo dhan 


3-Qof Adduun badan aan hayn Caruur Biiliya haddana ka dhawrsoon in uu Cid Baryo. 


اللهم اجعلنا من أهل الجنة.♥️

Post a Comment

0 Comments

}