قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
" إن العبد إذا قام يصلي أتى بذنوبه كلها فوضعت على رأسه وعاتقيه، فكلما ركع أو سجد تساقطت عنه"
"صحيح الجامع "( 1671)
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: adoonka haduu istaago asoo tukanaayo danbiyadiisa dhamaan ayaa lakeeni, waxaa ladul saara madixiisa iyo qoor tiisa, markasto uu rukuuco ama uu sajuudo way kadaadani danbayida.
Wllyal salaada kaliya ma,aha ficilo lasameeyo oo waa meesha uu adoonka alle swt ugu dhaafo danbiyada,
Murugada waxaa sababa danbiyada hadii salaadada sifiican u hagaajiso cilmi iyo khushuuc kutukato alle swt danbigaaga ayuu ku dhaafi, murugadana waa kaaga dulqaadi.
Salaada waa xiriirka alle swt iyo adoomihiisa u dhaxeeya .
Salaada waxaan kaga baxnaa murugada iyo hamiyada nacusleeyey.
Waxaana kahelnaa xasilooni iyo farxad.
Salaada ma,aha culees ee waa meesha loo cararo
Salaada waajib kaliya ma,aha ee waa badbaado
Tuko sheykasta salaada kadib wuu hagaagi isha allah
