No results found

    Xaalada maalinta qiyaame...(Xadiis)


     

    كيف يكون حال النار يوم القيامة.

    sida uu noqonayo xaalka naartu maalinta qiyaamaha iyo sida ay U guuxayso.



    عن ابن مسعودٍ رضي الله عنه قال : قال رسول الله ﷺ :(يُؤْتَى بِجَهَنَّمَ يَوْمَئِذٍ لَهَا سَبْعُونَ أَلْفَ زِمَامٍ ، مَعَ كُلِّ زِمَامٍ سَبْعُونَ أَلْفَ مَلَكٍ يَجُرُّونَهَا) .

    📚 صحيح مسلم ٢٨٤٢


    cabdulaahi ibnu mascuud wuxuu kasoo wariyay rasuulka ﷺ: "maalinta qiyaamaha waa lala iman jahanama  iyada oo ay [todobaatan kun] oo malag ay xakamaha ku hayaan  

    Halkii xagama waxaa haya todobaatan kun malag".


    Ilahay hana badbaadiyo maalinkaas dhibkeeda.🤲


    Khayrkana faafi hana ka daalin.

    Post a Comment

    Previous Next

    نموذج الاتصال