Dadka badankood waxay sugaan dhiirigelin (motivation) kadibna isku dayaan inay hal mar si buuxda u dadaalaan. Waxay dareemayaan firfircooni iyo Energy, laakiin si degdeg ah ayay u dhammaataa/ Udaalaan.
Horumarka dhabta ah waa mid deggan oo aan buuq lahayn. Waa dadaalka yar ee aad mar kasta sameyso xitaa marka aadan rabin. Hal dhibic wax badan ma beddesho, laakiin marka lagu celceliyo, waxay xitaa beddeshaa dhagax adag.
Uma baahnid xoog dheeraad ah. Waxaad u baahan tahay joogteyn.

0 Comments