No results found

    Qofkii qof kale dulmiya ...(Al-Xadiis)

     

    Qofkii qof muslim ah dulmiya


    Abu hureyraa waxa laaga wariayay Alle haka raali noqdee: Rasuulka N.N.KH ﷺ waxuu yiri: Qofkii ay u sugnaatay madlama (yacni wax dulmi ah uu ku sameeyay) 


    Walaalkiisa Oo sharafkiisa ama shey kale maanta haka xalaalsado (oo yacni maanta inta uu noolyahay Cafis ha weydiisado )


     inta ayna noqon diinaar iyo dirham(Yacni maalinka Qiyaamaha) Haddii uu camal wanaagsan leeyahay waa laga qaadayaa in la'eg inta uu u dulmiyay,


    haddiise xasanaat uu lahayn waxaa lasoo qaadayaa Xumaanta Saaxiibkiisa (yacni qofka uu dulmiyey dambigiisa lasoo qaadayaa)

     waana loo xambaarinayaa .


    W/W : Bukhaari

    Post a Comment

    Previous Next

    نموذج الاتصال