No results found

    Macaanaka iimaanka (Xadiis)


     Nebigu ❪ﷺ❫ waxa uu yidhi: “Saddex qofka ku sugan waxa uu helaa Iimaanka macaankiisa: Ilaahay iyo Rasuulkiisu inay yihiin kuwo agtiisa looga jacayl iyo kalgacayl badanyahay wixii iyaga ka soo hadhay oo dhan, Iyo In uu qofku dadka uu u jeclaado ilaahay dartii oo keliya, Iyo In uu u naco inuu gaalnimo ku noqdo sida uu u necebyahay in naar lagu rido.”


    Saddexdan qofka sameeya ee ay si dhaba ka tahay waxa uu dhadhamiyay Iimaanka macaankiisa.


     *Faafi kheyrka 

    Post a Comment

    Previous Next

    نموذج الاتصال