Rasuulkii ilaahey ( scw ) ayaa wuxuu yiri: Magaajoodaan dadka ay gurigooda taasho [TIMIRTA]
Waxaa saxiixay Muslim
Timarta faa iidooyin badan ayay leedahay oo aan lasoo koobi karin
Haday gurigaaga timir oo lin timir keen waayo ilmaha yar ayay fahanka ufurtaa subaxdii markay dugsiga mise school ka aadaayaan jadaad 1hal mie 3saddex aad kasiisid fahanka ayaa ufur maayo dhaqsi ayay wax fahmaayaan timirta iyo kalluunkaba marka faa ii sooyinkooda lama soo koobi karo intaas ayaan kasheegeynaa 🥰
*Siifaafi kheyr ka* gaarsii walaalahaaga kale .

0 Comments